U bood dhigaalka

Ronaldo Oo Markii 4aad Noqdey Ciyaar-yahanka Ugu Fiican Dunida

Sheeko:Dalka

 Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta FIFA ee ciyaar-yahankii ugu wanaagsanaa 2016-kii.

Ronaldo oo la filayey guushiisa waxaa uu ka adkaadey Xiddiga kala ah: Lionel Messi  iyo Griezmann oo u kala ciyaaraa Barcelona iyo Atletico Marid.

Sanad wanaagsan ayeey u ahayd Ronaldo sanadkii dhamaaday, wuxuuna kooxdiisa ku hogaamiyay Champions League isaga oo sidoo kale Euro u qaaday xulkiisa Portugal.

Faahfaahinta: kala soco: http://goolfm.net/