U bood dhigaalka

Roob Saaka Ka Da’ay Magaalada Muqdisho, Iyo Wadooyin Badan Oo Uu Biyo Dhigay (Sawirro)

Sheeko:Dalka

Saaka magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay roob xoogan, kaasi oo sababay in hakad uu galo isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha, muddo saacado ah.

Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa degay Biyo aad u badan, kuwaasi oo ahaa daadadkii roobka ka dhashay.

Wadada Makka Al-mukarrama ayaa ka mid ah meelaha uu biyo dhigay roobkan, waxaana halkaasi hakad galay gaadiidkii, ka dib markii biyaha la dhex mari waayay.

Xaafado badan ayaa biyuhu ku hooreen, iyadoo dhanka kale roobkaan uu saameeyay dadka barakacayaasha ah oo dhex jiifa biyaha.

Hoos ka daawo Sawirada

IMG_20150530_072350 IMG_20150530_072405 IMG_20150530_072411 IMG_20150530_072423 IMG_20150530_072431 IMG_20150530_072437 IMG_20150530_072626 IMG_20150530_072632 IMG_20150530_072634 IMG_20150530_072641 IMG_20150530_072645 IMG_20150530_072648 IMG_20150530_072654 IMG_20150530_072701 IMG_20150530_072706 IMG_20150530_072715 IMG_20150530_072720 IMG_20150530_073403 IMG_20150530_073408 IMG_20150530_073418 IMG_20150530_073431 IMG_20150530_073434 IMG_20150530_073443

Goobjoog News