U bood dhigaalka

Ruush-ka  oo Gantaalo U Diraya  Sal-dhigga uu Ku Leeahy Suuriya

Sheeko:Dalka

Dowladda ruushka  ayaa sheegtay in 300 oo gantaal ay u direyso saldhig dhanka badda  ah oo uu  ku leeyahay wadanka Suuriya .

Afhyeen u hadlay wasaaradda gaashaadhiga ee Ruushka ayaa sheegay in arrintaan loola la jeedo in la adkeeyo ammaanka dhanka saldhiga uu Ruushka uu ku leeyahy s dalka Suuriya.

Tallaabadan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay kordheen xiisadda reer galbeedka, iydoo maalin ka dib uu mareykanka uu kala  hadlay Ruushka arrinta ku saabasan beegsiga kooxaha xag jirka .

Saldhigaan uu Ruushka uu ku leeyay Suuriya ayuu waxa uu adeegsan doonaa werarada dhanka cirka ah uu kula tagaalamayo  kooxaha loogu yeero argigisada,

Suuriya ayaa waxaa ku dhimaty boqolaal qof tan iyo markii ay ka bilowdeen dagaalada u dheexaya dowladda iyo kooxaha mucaraadka , sidoo kale 250 kun qof oo ku sugan magaalada xalab ayaa waxey ka cabanayaan ga,doon iyo xaladao bani daadanimo oo soo wajahay.

Goobjoog News