U bood dhigaalka

S. Guud Maxamed Cali Samatar Oo Mareykanka Ku Geeriyooday

Sheeko:Dalka

Waxaa saaka aroortii hore Virginia ee dalka Mareykanka ku geeriyoosday S. Guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa sarkaalkii ugu darajada sareeyay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar wasiirka haweenka iyo xuquuqda aadanaha ayaa Goobjoog News u xaqiijisay geeriga marxuumka.

Samatar waxaa uu dalka ka gaaray darajada ciidan ugu sareysa qof Soomaali ah, waxaa uu muddo dheer ahaa wasiirka difaaca Soomaaliya, waxaa kaloo uu noqday madaxweyne ku xigeen iyo ra’isul wasaare.

Taariikhdiisa Kala soco, Goobjoog News