U bood dhigaalka

Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) Oo Loo Doortay Madaxweynaha Puntland

Sheeko:Dalka

Saciid Cabdullahi Maxamed(Dani) ayaa ku guuleystay madaxtinnimada dowlad goboleedka Puntland kadib markii wareegga 3aad uu helay 35, Waxaa uu ka adkaaday Asad Cusmaan Cabdullahi Diyaano oo helay 31.

Doorashadan oo bilaabatay saaka waxaa ku tartamay 21 murashax, iyada oo la iska gaaray ilaa wareegga 3aad.

Goobjoog News