U bood dhigaalka

Safiirka Mareykanka: Washington Waxaa Ka Go’an Soo Celinta Xasiloonida Soomaaliya

Sheeko:Caalamka

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Stephen Michael Schwartz ayaa sheegay in dalka Mareykanka ay ka go’an tahay soo celinta xasiloonida iyo kala dambeynta dalka Soomaaliya.

 

Ambassador Stephen Michael Schwartz oo hadlayey kadib dilka askariga Mareykanka ayaa intaa raaciyay in Muqdisho iyo Washington uu ka dhaxeeyo xiriir aad u xoogan. 

 

Safiirka ayaa sidoo kale tacsi u diray askariga Kyle Milliken oo todobaadkan ay Al-shabaab ku dishay meel 60 KM u jirta Muqdisho. 

 

Ciidamada Mareykanka ayaa kadib 23 kadib waxaa ay ku soo laabteen Soomaaliya iyaga oo dagaal foof-ka-fool ah la galay Al-shabaab.

Goobjoog News