U bood dhigaalka

Sawirrada Qaraxa Isgoyska Zoobe

Sheeko:Dalka

Waa sawirrada qaraxa galabta ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, Khasaaraha waxaa uu isugu jiraa naf iyo maal.

Qaraxa ayaa saameeyay shacab badan oo ku dhowaa isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale uu burbur xooggan u geystay xarumo ganacsi oo halkasi ka dhowaa.

Warar horudhac ayaa sheegaya in illaa 50 qof ku dhinteen halka dhaawaca uu intaasi ka badan yahay, waxaa intaas dheer dhismayaal ay ku jiraan daarta Zoobe, Hotel Safaari, goobo ganacsi, maqaayado iyo guryo meesha ka dhawaa ayey khasaare ka soo gaartay.

 

qarax2

qarax3

 

 

 

qarax6

 

 

 

 

qarax1