U bood dhigaalka

Sawirro Cusub Oo Weriyeyaasha Goobjoog Ka Soo Qaadeen Goobta Qaraxa

Sheeko:Dalka

Ugu yaraan 5 ruux ayaaa ku geeriyootey qarax ka dhacay saldhigga Waaberi, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10, sida ay sheegeen saraakiil u hadashay laamaha amniga gobolka Banaadir.

Hadaba, Goobjoog News ayaa tagtay goobta uu qaraxa ka dhacay, sawirradan waa kuwoo u gaar ah Goobjoog

Captures 0T8A9486 0T8A9487 0T8A9488 0T8A9489 Capture