U bood dhigaalka

Sawirro: Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo Si Nabad Ah Ku Bilaabatay

Sheeko:Dalka

Waxaa goordhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulkaasi 4-ta sano ee soo socota.

Doorashada waxaa goobjoog ka aha xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee JFS, waxaa ammaanka sugaya ciidamada AMISOM iyo Jubbaland.

Xubnaha tartami doona ayaa kala ah:

1: Axmed Maxamed Islaam

2: Maxamuud Muxumed Cumar (Kuuloow)

3: Musharax Maxamed Cumar Geedi

4:  Canab Maxamed Daahir

Doorashada Kala soco, Goobjoog News