U bood dhigaalka

Sawirro: Guddoomiye Jawaari Iyo Dhiggiisa Masar Oo Ka Wada Hadal Xiriirka Labada Baarlamaanka

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Masar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Cali Abdel Aal.

Kulanka oo saacado qaatey ayaa la xaqiijiyey in Labada mas’uul ay ka wadahadaleen xiriirka Labada baarlamaanka iyo sidii loo xoojin lahaan.

Jawaari ayaa Khamiistii gaaray magaalada Qaahira ee dalka masar, wuxuuna la kulmay mas’uuliyiin kala duwan oo dalkaasi ah.

Sidoo kale guddoomiye Jawaari ayaa kula kulmay Masar madaxweynihii hore ee dalka C/qaasim Salaad Xasan iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi.

 

Aa3 Aa2 Aa1