U bood dhigaalka

Sawirro: Hoolka Oo u Diyaar Ah Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannada golaha shacabka ayaa bilaabay inay galaan hoolka, waxaa sanaadiiqda cod-bixinta la dhigay gudaha hoolka, kaasi oo ay doorasho ka bilaaban-doonto goordhow.

Sawirro Golaha Shacabka:

 

Halkan Ka Akhriso, Magacyada Tartamayaasha oo Dhameystiran:

1.Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

2- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen

4- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

5- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

6- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

7- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar

8- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan

9- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

10- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

11-Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Nuur.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News