U bood dhigaalka

Sawirro: Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Suuqa Kaawo Godey, Ee Wadajir

Sheeko:Amniga

Sida ay xaqiijiyeen Amin  Ambulance ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay halka 15 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay suuqa Kaawo Godey, Wadjir ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay goob ay ciidamo joogeen, waxaana sidoo kale ka dhashay khasaare hanti leh.