U bood dhigaalka

SAWIRRO: Madaxweynaha Kenya Oo Soo Gaaray Muqdisho

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halkaasi oo soo dhoweyn sare loogu sameeyey.

Kenyatta ayaa salaan sharaf ka guddoomay cutubyo ka tirsan ciidanka qalabka sida, waxaana soo dhoweeyey Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte.

Madaxweynaha Kenya ayaa loo gudbiyey qeybta nashada ee martida maanta ku sugan Muqdisho, waxaana uu magaalada uu u yimid caleema saarka madaxweyne Farmaajo.

Kenya6 Kenya5 Kenya4 Kenya3 Kenya2 Kenya1