U bood dhigaalka

Sawirro: Maxjarka Kismaayo oo dib loo howlgeliyey

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa maanta xariga ka jaray Maxjar cusub oo Xoolaha Kismaayo laga dhoofin doono.

Maxjarka oo ku yaalla bannaanka magaalada Kismaayo ayaa loogu talagalay in laga dhoofiyo xoolaha nool.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa xarig jarka maxjarka ka sheegay in tani ay qeyb ka tahay horumarrada dhanka dhaqaalaha ay ka sameyneyso dowlad goboleedka Jubbaland.

Xafladdii xarigga lagaga jarayay maxjarkani cusub duleedka Kismaayo waxaa kala qeyb galay Xubno ka kala tirsan Labada gole ee Jubbaland iyo xubno ka socday shirkado carbeed.

Ma4 Ma3 M2 Ma1