U bood dhigaalka

Sawirro: Qarax Ka Dhacay Xarunta Degmada Hodan, Muqdisho

Sheeko:Amniga

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay degmada Hodan, ee magaalada Muqdisho.

Gawaariga gurmadka ayaa halkaasi ka qaadey dhaawac, waxaa lagu waramayaa inay jiraa dhimasho iyo khasaare hanti.

September 2, 2018 ayaa waxaa uu qaran midkan oo kale ka dhacay xarunta degmada Howl-wadaag oo daris la ah degmada Hodan.

Wararka oo Faah-faahsan, Kala soco Goobjoog News