U bood dhigaalka

Sawirro: Qatar Oo Daawo Iyo Qalab Caafimaad Ka Soo Dejiyay Muqdisho

Sheeko:Dalka

Dalka Qatar  ayaa goordhaw waxaa uu Aden Adde Airport ee magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarad military oo sida daawo iyo qalab caafimaad.

Dalka Qatar waxaa uu ka mid noqonayaa dalalka Turkiga, Djibouti iyo Mareykanka oo daawo iyo qalab soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho si loogu dhabiibo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Zoobe.

Qatar: 

Dalka Qatar waxaa uu ka mid ahaa dalalkii ugu horeeyay ee cambaareeyay qaraxii Zoobe iyaga oo ballan-qaaday in ay garab istaagi-doonaan dowladda Soomaaliya.

7 8 9

6

4 1 2 3