U bood dhigaalka

Senator Zamzam Daahir Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Senatorka 4aad ee Galmudug kasoo baxay Marwo Zamzam Daahir Maxamuud ayaa ku guulaysatay kadib markii Farxiya Maxamed Guure ay tartanka isaga hartay iyada oo cod gacan taag ah oo barlamaanka Galmudug u qaadeen heshay

Zamzam ayaa heshay 89 cod, oo ah codadka dhamaan mudanayaasha Golaha Wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug.

Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada isagoo sheegay in Musharax Zamzam Daahir Maxamuud  uu ku guuleystay kursiga Seddaxaad ee doorashada Aqalka sare ee Galmudug.

Goobjoog News