U bood dhigaalka

Seynis-yahanno Kaashanaayo Computerka Si Ay U Daaweeyaan Caruurta Weershaha Ah

Saynasyahano  u dhashay dalka  Mareykanka ayaa waxay gaareen in la hormariyo ciyaarta cumputerka  kaasoo loo yaaqo  Ay BAAD kaasoo caruurta weershaha ah caawinaayo iyo aragooda uu xoogeysto.

Isha weershaha ah ayaa waxa ay tahay mid aan inta badan aan xariir toos ah aan lalaheen maskaxda taasoo keeneysa inuu qofka uu isha uu wax ka arki waayo ama ay qaloocato.

Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa waxa ay sheegeysaa  in saynasyahano ay soo hindiseen qalab cusub oo ku computer kaas oo lagu daaweynaayo korna loogu qaadayo awoodahood  caruurta weershaha ah .

Habkaan cusub ayaa waxa uu yahay mid ka wngsan marka lala barbar dhigo dhankii hore ama daaweyntii hore ay ka fiicantahy.

Tijaabadaan cusus ayaa waxaa lagu tijaabiyey caruur dhan tiradooda 28 cunug kuwaas oo intooda badan ay cuduro kala duwan ay ka qabaan araga .