U bood dhigaalka

Shabeellada Hoose: Dowladda Federaalka Ah Oo Magaalooyin Ka Qabsatay Al-shabaab

Sheeko:Dalka

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka  Sh. Hoose.

Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kaga qabsadeen dagaalkaas degmada Janaale iyo Deegaanka Murshaani oo ka tirsan Gobalkaas.

Al-shabaab ayaa waxaa ay maamulaan magaalooyin ka tirsan bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya, waxaa jira qorshe ay dowladda waddo oo ay dib uga qabsanayaan.

Goobjoog News