U bood dhigaalka

Shariif Xasan Oo Shaqada Ka Eryey Mid Ka Mid Ah Wasiiradiisa

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wareegto shaqada kaga eryey wasiiru dowlihii wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee maamulkaasi.

Waxa uu sheegay Shariif Xasan in sababta ugu weyn ee shaqada looga eryey Abba Awow Suufi ay tahay kadib markii uu Aflagaado sameeyey, uuna ku xadgudbay nidaamkii u yaallay wasiirada.

Halkaan hoose ka akhriso: