U bood dhigaalka

Shaxda: Imtixaanka Wasaaradda ee Dugsiyada Sare Oo ay Fariisteen 33,727, Waxaa Haray 8,550

Sheeko:Amniga

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxaa sharaf iyo farxad weyn u ah in maanta oo
ku beegan Axad, 6da Sebtember, 2020 ay soo bandhigto natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ee
sannad-dugsiyeedka 2019/2020. Tirada ardayda imtixaanka sannadkan u fadhiisatay waxa ay gaarayaan
33,727 arday oo ku galay 114 xarumood oo caasimadda iyo gobollada dalka ku kala yaalla.

Halkan Ka Akhriso: 100-ka Ardey ugu saeysa: