U bood dhigaalka

Sheekh Shaakir Oo Cabasho Ka Keenay Heshiiskii uu La Galay Kheyre

Sheeko:Dalka

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa soo saaray warqad ay ku qoranyihin 6 qodob oo xadgudub ku ah heshiiskii Ahlu-sunna iyo DFS sida lagu xusay qoraalkaan.

Warqadaan ayaa sidoo kale Ra’iisul Kheyre loogu baaqay in uu si deg deg ah I soo fara geliyo arimahaan, isla markaana xal laga gaaro.
Halkaan Ka Akhriso

 Goobjoog News