U bood dhigaalka

Shidaalka Soomaaliya: Ma Belayaa Laga Dhaxlidoonaa Mise Barwaaqo

Sheeko:War

Maqaalkan waxa uu ku dul-wareeganayaa saddex su’aal oo kala ah: 1. Maxay tahay casharada ay Soomaaliya ka baran karto musiibadii ku dhacday waddamada uu dhaqaalahoodu ku tiirsan yahay dhoofinta shidaalka?  2. Maxay tahay sababta loo doonayo soo saarista shidaalka Soomaaliya? 3. Yaa ka faa’ideysan doona?

Waxa uu ka kooban yahay todoba qeybood oo kala ah:

Qeybta koowaad: Waxaan ku bilaabi doonaa taariikhda Soomaaliya oo kooban.
Qeybta labaad: Kadibna waxaan si kooban u eegi doonaa musiibada laga filan karo waa haddii dhaqaalaha dalka uu noqdo mid ku tiirsan dhoofinta khayraadka dabiiciga sida dhoofinta shidaalka.
Qeybta Saddexaad: Waxaa ku xigi doona sida looga baxsan karo dabinka ay dhigto isku haleynta ama ku tiirsanaanta dhoofinta shidaalka.
Qeybta Afaraad: Kadibna si kooban u eegi doonaa casharada laga baran karo.
Qeybta Shanaad. Sidoo kale waxaan dulmar ku sameyn doonaa qasaaraha iyo faa’iidada la filan karo.
Qeybta Lixaad: Waxaan saadaalin doonaa kuwa ka faa’ideysan kara soo saarista shidaalka Soomaaliya.
Qeybta Todobaad: Ugu dambeyntiina, waxaan soo jeedin doonaa tallooyin ku saabsan sida looga hortagi karo musiibada ka imaan karta soo saarista shidaalka Soomaaliya.

Qoraalka oo Dhameystiran halkan ka akhris:

Shidaalka Soomaaliya; Ma belaayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo (1)

Haddii aad ka jawaabi karto qoraalkan, ku soo dir: [email protected]