U bood dhigaalka

Shil Gaari Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Hargeysa

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in caawa uu ka dhacay shil gaari.

Shilka ayaa la sheegay in uu ka dhacay wadada dhanka galbeed looga baxo magaalada halkaas oo ay adeegsanayeen Gawaarida kala duwan.

Inta la xaqiijiyay shilka ayaa waxaa ku dhintay 5 qof.

Macadda sidoo kale khasaaraha kale ee shilka goordhaw dhacay ka dhashay.

Inta badan waddooyinka xiriiriya Hargeysa iyo magaaloyinka ku dhaw dhaw ayaa waxaa ku soo noq noqda shilalka noocan oo kale ah .