U bood dhigaalka

Shirkii Kismaayo oo Furmay iyo Khudabadihii oo Bilowday

Sheeko:Dalka, War

Waxaa goordhaw Kismaayo ka furmay shirka  Madasha Wada Tashiga doorashada 2016-ka, kaas oo lagu wado in go’aan looga gaaro nidaamka doorasho ee 2016-ka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Guddoomiyaha baarlamaanka, Ra’isul Wasaaraha federaalka iyo dhamaan madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa ku sugan shirka, waxaa kaloo jooga wufuud ka socota beesha caalamka.

Weriyeyaasha Goobjoog News ayaa ku sugan shirka, wixii warar ah kala soco halkan.

Goobjoog News