U bood dhigaalka

Siyaasiga C/rashiid Gaas: Axmed Madoobe Mar Kale Inuu Soo Noqduu Rabaa

Sheeko:Dalka

Siyaasi C/rashiid Macallin Gaas oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubbaland ayaa sheegay in aanay rajo wanaagsan ka qabin doorasho xalaal ah oo ka dhacda magaalada Kismaayo.

Wuxuu sheegay in Axmed Madoobe uu haatan doonayo inuu dib u noqdo madaxweynaha soo socda ee maamulkaasi.

Safarka uu madaxweyne Axmed Madoobe ku joogo ayuu sheegay inuu yahay mid sharci darro ah, dowladana looga baahnaa in aanay wax wadahadal ah la furin waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News