U bood dhigaalka

Somalia Stability Fund:- Tartan Qandaraas

Sheeko:War

Somalia Stability Fund (SSF) Waa sanduuq ay deeq-bixiyayaal badan wax ku biiriyaan oo taageera nabadda iyo xasiloonnida Soomaaliya.

Sanduuqa SSF wuxuu gooni u dhigay lacago lagu bixinayo qandaraas loogu talagalay Maareeye Mashruuc oo ka shaqeeya mashaariicda dhismaha iyo injineeriyadda ee lagu fuliyo Soomaaliya.

Sanduuqa SSF wuxuu codsanayaa boroosallo (Tartan qandaraas) ay kaga soo qeybgalaan shirkadaha iyo shakhsiyaadka “Tartamayaasha” bixin kara shaqada xagga sare lagu xusey , qandaraaska waxaa loo marayaa qaab “Tartan Qandaraas” wuxuu u furan yahay dhammaan Qandaraaslayaasha u qalma/sharcigu u oggolyahay.

Riix halkaan si aad faah faahinta oo dhan u akhrisato