U bood dhigaalka

Somaliland: DFS Wakiil Noogama Ahan Taakuleynta Aan Ka Helno Caalamka

Sheeko:Dalka

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland ayaa looga horyimid heshiiskii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, kaasi oo ku saabsanaa mashruuc loogu magac daray Injineer Yariisow, laguna dhisayo waddooyin ku yaalla magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera.

Waxaa lagu sheegay war-saxaafadeedkan in dowladda federaalka aanay wakiil uga ahayn taakuleynta caalamka, islamarkaana aanay maamulin meel ka mid ah Somaliland.

Tallaabadan ayaa lagu sheegay inuu yahay mid kahor imaanaya heshiisyadii DFS ee Jabuuti iyo Turkiga.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News