U bood dhigaalka

Somaliland: Lix Weriye Oo Lagu Xiray Boorama

Sheeko:Dalka

Ciidamada booliska ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabey 6 weriye oo ka mid ah wariyeyaasha magaaladaasi.

Weriyeyaasha ayaa la sheegay markii la xidhaayay ay muuqaal ka duubayeen bannaan-bax ay sameeyeen qaar kamid ah ardayda maqalka naafada ka ah ee magaalada Boorama.

Lixdan weriye ayaa kala ah; 1- Cali Ismaaciil Aare 2- Axmed Diiriye Ciiltire 3- Mustafe Carraale 4- Jaamac Dude 5- Hoorri Axmed Hoorri 6- Maxmed Bilibili

Wixii soo kordha kala halkan.

Goobjoog News