U bood dhigaalka

Somaliland oo Amarro Cusub Ku Soo Saartay Shacabka Deegaannadaas

Sheeko:Caafimaadka

Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ayaa maanta soo saaray go’aanno cusub oo ku wajahan shacabka ku dhaqan deegaannada Somaliland si looga fogaado in caabuqa  COVID-19 bulshada dhex  faafo.

Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in muddo afar asbuuca  la xiro masaajidda lagu tukado salaadda iyo gooaba waxbarashada, bulshada ayaa loogu baaqay in ay ku cibaadeystaan guryahooda, sidoo kale waxaa dadka ajaanibta ah ee ku sugan Somalilan loogu baaqay in ay isaga baxaan Somaliland muddo 5 maalmood ah

                                                                          Halkaan ka Akhriso 

 

 

 Goobjoog News