U bood dhigaalka

Somaliland oo War Ka Soo Saartay Kaganacsiga Gaadiidka Dabdamiska

Sheeko:Amniga

Soomaaliland ayaa maanta ganacsatada ku nool deegaannadaas u dirtay digniin ku aadan in wax gaadiid Dabdamis ah aysan ka soo dajin Karin Soomaalilan.

Waxsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda gaadiidka iyo hormarinta Jidadka ayaa lagu sheegay in ay mamcuuc tahay dowladdana ay xaq u leedahay in ay soo dajiso ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Waxaana la sheegin u jeedada looga jiijiyey ganacsada soo dajinta gaadiidka Dabdamiska, mana jiro wax war ah oo wali ka soo baxay ganacsada Somaliland oo ku aaday hadalka ka soo baxay wasaaradda gaadiidka iyo hormarinta jidadka.

Halkaan Ka A khriso.

Goobjoog News