U bood dhigaalka

Somaliland Oo Xirtay Labo Telefeshin

Sheeko:Dalka

Somaliland ayaa xirtay xarummaha labo Telefeshin oo xafiis ku lahaa magaalada madaxda Hargeisa, waa Eryal iyo Horyaal.

Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, ciidamo ayaa la wareegay xaruumaha, iyaga oo la soo baxay warqado ogolaashiyo xiritaan ah.

Telefeshinnada la xiray ee  Eryal iyo Horyaal ayaa lagu eedeeyey hadallo ka dhan ah taliska ama guud ahaan ciidamada Somaliland.

Wararkan oo faahfaahsan kala soco,

Goobjoog News