U bood dhigaalka

Somaliland: Xildhibaan Sheegay Inuu Bur-buray Wadahadalkii Nabadda Ee Tukarraq (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliland sheegay in uu buray wada hadalkii nabadda ee Tukarraq.

Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedeymo kaga yimid dhanka Puntland oo la xiriirta in dagaalka ay ciidankoodu ku horreeyeen.

Wuxuu sheegay in dagaalka uu yimid markii weerar gaadmo ah ay kusoo qaadeen ciidamada Puntland ee ku sugan aagga hore ee jiidaha dagaalka.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ay meesha ka baxeen dedaalladii nabadda oo beesha caalamka ay ka dhex waddey Labada dhinac.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News