U bood dhigaalka

Soomaaliya: 4 Qof oo Horleh oo Laga Helay Coronavirus

Sheeko:Caafimaadka

Waxaa sii badaneysa tirada dadka laga helay Coronavirus ee ku sugan Soomaaliya 15 qof oo maanta baaris loogu sameeyey isbitaalka Martiini, waxaa positive noqday oo Covid-19 laga helay 4 qof.

Arrintan ayaa tirada guud ee dadka uu ku dhacay ka dhageysa 25 qof tan iyo markii uu ku bilowday Soomaaliya.

Goobjoog News