U bood dhigaalka

Soomaaliya: 48 Qof Oo u Dhimatay Shuban-biyood, WHO

Sheeko:Dalka

Hey’adda caafimaadka adduunka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in  shuban biyoodka uu soo ritay dad ka badan 7235, oo ay ku jiraan ilaa 46 u dhimatay.

Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in tan markii la hirgeliyey talaalka afka ah ee loo yaqaano (OCV), la xakameeyey faafitaanka cudurka gaar ahaan gobollada Jubaland, Hirshabelle iyo South West State.

Gobolka Banaadir ayaa faafitaankiisa lagu sababeeyey la’aanta biyo nadiif ah, gaar ahaan goobaha ay ku nool yihiin barakacayaasha.

Goobjoog News