U bood dhigaalka

Soomaaliya iyo 3 Kale oo Laga Sheegayo Cunto Yarida Ugu Daran Dunida

Sheeko:Amniga

Qoraal caalamiga ah oo UN-ka ay soo saareen ayaa la sheegayaa in Soomaaliya ay ku jiro dalal ay ka jirto cunto yari zaa’id ah, dalalkaas oo 4 ah waa Nigeria, Somalia, Yemen iyo South Sudan.

Isla qoraalkaasi waxaa ku jira in dunidan 124 million oo ka tirsan 51 dal ay soo wajaheyso cunto yari, laakin waxaa ugu daran dalalka 4-ta ah.

2017-kii, dalalkaasi ay Soomaaliya ku jirto, waxaa ay cunto yari soo wajahday 32 million, dadkiina waa sii bateen.

Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in roob yarida, abaarta iyo xoolaha oo aan daaq helin ay cunto yari u keeni Somalia, koonfur bari  Ethiopia, bariga Kenya, dalalka  Senegal, Chad, Niger, Mali, Mauritania iyo Burkina Faso.”

Goobjoog News