U bood dhigaalka

Soomaaliya oo Mar Kale Kursi Ka Weysay Hoggaanka IGAD

Sheeko:Dalka

Ra’iisul Wasaaraha dalka  Itoobiya  Mr. Abiy Ahmed ayaa waxaa Workneh Gebeyehu u magacaabay xoghayaha guud ee IGAD.

Workneh Gebeyehu  waxaa uu horay u soo noqday wasiirka gaadiidka, wasiirka arrimaha dibadda iyo madaxa UN-ka ee xafiiska Nairobi(UNON).

Magacaabista Workneh Gebeyehu  waxaa ay ka dhigan tahay in guddoomiyenimada IGAD  uu qaadan doono dalka Kenya.

Goobjoog News