U bood dhigaalka

Tacsi: Geeri Naxdin Leh Oo Ku Timid Maxamed Xasan Isxaaq (Buulle)

Sheeko:Dalka

Maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog Media Group (GMG) waxay ka tacsiyadeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Maxamed Xasan Isxaaq Buulle oo ka mid ahaa shaqaalaha ka howlgala GMG.

Si gaar ah waxaan tacsi ugu direynaa ehlada uu ka baxay walaalkeen Buulle oo maalmahan dambe xanuunsanayey, waxaanu ilaahay uga baryeenaa inuu qabrigiisa u waasiciyo, geeyana Jannatul Firdows Aamiin, Aamiin, Aamiin

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

 

كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْت