U bood dhigaalka

Tallaalka Covid 19 oo Soo Gaaray Afrika, Waa Sidee Dunida Kale?

Sheeko:Amniga

Sanadkii hore, wixii March ka dambeeyey waxaa dunida kusoo kordhay Covid 19, muddo 9 bil ah kadib, hadda waxaa loo helay tallaal, hadal-heyntana waxaa ay aaday dalalka helay tallaalka.

Mareykanka 17.5m dawo ah ayaa la geeyey, ujeedkana waa in la talaalo dad gaaraya 20 Milyan

Qaaradda Yurub waxaa lagu talo jiraa talaalidda dadka, UK ilaa hal miylan ayaa heshay hala midowga Yurub lagu wado in ay helaan 300m

Israeil, todobaad gudahiisa waxaa ay Covid 19 ka talaashay hal milyan, waxaa la sheegayaa in weli uu gaabis jiro

Dalka India oo 1.35 billion ah waxaa lagu wadaa iney talaal helaan ilaa 300 million oo u badan shaqaalaha iyo dadka da’da ah.

Afrika ayaa ah meelaha aanu si fiican usoo gaarin tallaalka, geeska Afrikana lamaba hadal hayo.

Goobjoog News