U bood dhigaalka

Talooyin Ku Aadan Ka Hortagga Caabuqa Coronavirus

Sheeko:Caafimaadka

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay talooyin ku aadan ka hortagga xanuunka caabuqa COVID-19 oo dhaliya xanuunka Coronavirus kaas kiis ka mid lagu arkay maanta gudaha dalka sida ay shaacisay wasaradda caafimaadka.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda wasaaradda caafimaad iyo daryeelka bulshada ayaa lagu sheegay qodobo dhowr ah kuwaas oo waasaaraddu u dirayso bulshada qeybaheeda ka duwan si ay u muujiyaan taxadarkooda Coronavirus.

                                                                                          Halkaan ka Akhriso

Goobjoog News