U bood dhigaalka

Tartan Is dhexgal Bulsho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Buurhakaba

Sheeko:Cayaaraha

Kulan Cayaareed loogu –tala galay is-dhaxgalka Bulshada iyo Nabada ayaa lagu qabtay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay,kulankan  waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Buurhakaba.

Halkan Ka Daawo Tarrtanka Lagu Soo Gabagabeeyay Buurhakaba

Goobjoog News