Danjiraha dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre, oo Ka qeyb galayay maalinta Caalamiga ee Aqris-qoraalka ayaa xusay in aqris-qoraalku saldhig u yahay horumarka qof kasta ee dhanka Waxbarshadda iyo nolasha. Danjire Larry Andre, ayaa sidoo kale sheegay in barnaamijka Bar ama baro oo fursad siin ku dhowaad, 70,000 arday kuwaasi oo ay qeyb ka yahiin Caruurta Ku bara kacday abaaraha dalka iyo Colaadaha.
2022_09_08_Press Release_Literacy Day and First Day of School
Goobjoog News