U bood dhigaalka

Trump Iyo Macron Oo Kawadahadlay Arrimaha Suuriya Iyo Iran

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Mareykana Donald Trump iyo dhiggiisa Faransiiska Macron ayaa kawada hadlay arrimihii ugu dambeeyay eek u saabsan Suuriya iyo Iran.

Arrnkan ayaa yimid ka dib markii labada madaxweyne oo ku wadahadleen qaka telefonka sida uu heegay aqalka cad, bayaanka ka soo baxay aqalka cad faahfaahin dheeri ah kama bixin wadahadalka labada dhinac.

Xiriirka ayaa yimid ka dib markii ra’iisulwasaaraha Israel  Netanyahu uu sheegay in ay heleen xog ku saabsan in Iran ay dooneyso inay sii horumariso barnaamijkeeda Nukliyeerka ah.

Goobjoog News