U bood dhigaalka

Trump oo Diiday Codsigii Farmaajo, Amrayna in Ciidamadiisa Kasoo Baxaan Soomaaliya

Sheeko:Amniga

Donald Trump ayaa sheegay in ciidamadiisa uu kala soo baxayo Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah istiraatiijiyadiisa uu ciidamada kus celiyo.

Ciidamada oo baxaya bisha soo socota ayaa la sheegayaa in sidoo kale laga saarayo dalalka Ciraaq iyo Afgaanistaan.

Mareykanka waxaa ay ciidamado gaaray 700 ka joogaan xerada Balli-doogle ee Shabeellada hoose, inkasta oo aan la ogeyn shaqada rasmiga ah ee ay qabtaan Pentagon waxaa uu sheegayaa inay dowladda Soomaaliya ay ka caawiyaan ladgaalanka argigixisada.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa November dalbaday i laga fiirsado ciidamado la saarayo,  iney ciidamadan siijoogaan, laakin waxaa muuqato in dalabkaas laga dhago fureystay.

Goobjoog News