U bood dhigaalka

Trump oo Isaga oo Weli Xanuunsan Ka Baxay Isbitaalka

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump  ayaa ka baxay isbitaalka, isaga oo raacay gaariga SUV si uu salaan uga tago taageerayaashiisa oo ku sugnaa bannaanka Isbitaalka Walter Reed medical center.

Dadka arrintaas ka hadlaya ayaa sheegaya inkasta oo mask wateen hadana tallaabada uu madaxweynaha qaaday ay khatar gelin karto shaqaalaha xafiiskiisa oo ay ku jiraan ciidanka gaariga la socday.

Dr. Jonathan Reiner oo caafimaad ka dhiga George Washington University oo la hadlay CNN ayaa sheegay in ay aheyd in dakhaatiirtu  diidaan codsiga Trump.

Goobjoog News