U bood dhigaalka

Trump Oo Maanta Saxiixaya Lahaanshiyaha Cadawga Israel Ee Golan

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa maanta saxiixaya lahaanshiyaha cadawga Israel ee buuraleyda Golan.

Golan waa dhul ay leedahay Suuriya, waxaa ay cadawga qabsadeen dagaalkii June 5, 1967, waxaana lagu qiyaasay  1,800 km².

Todobaadkan, Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalal ka aamusay masiirka Golan, iyada oo ka hortimid go’aanka Carabta iyo dalalka Islaamka.

Dad badan oo falanqeeya arrimaha bariga dhexe waxaa ay qabaan in Trump uu sidan u sameynayo doorashada 2020-ka iyo doorashada Benjamin Netanyahu  ee bisha soo socota.

Goobjoog News