U bood dhigaalka

Trump Oo Si Rasmi Ah U Noqdey Madaxweynaha 45aad Ee Mareykanka

Sheeko:Dalka

Waxaa daqiiqad ka hor xilka LA wareegey Trump isagoo noqdey madaxweynaha 45aad ee Mareykanka.

Xafladda dhaarinta waxaa joogey madaweynayaashii isaga ka horeeyay marka laga reebo Buushka Weyn oo xanuunsan.

Fasaxa kadib, maalinta isniinta ah dunida waxaa ay ka warsugeysaa go’aanada ugu horeeya ee uu qaadan doono Trump.

Faahfaahinta caleemosaarka kala soco, Goobjoog News