U bood dhigaalka

UK Oo Ciidamada Kenya Ku Tababareysa Sida Looga Hortago Qaraxyada

Sheeko:Dalka

Ciidamo ka socda dalka Ingiriiska ayaa tababaraya kooxo ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Tabarka waxaa uu khuseeyaa ka hortagga qaraxyada dhulka lagu aaso.

Tababarkan oo ka dhacaya dugsi ciidamada difaaca cirka ku leeyihiin magaalada Isiolo ayaa Kenyaanka la barayaa sida loo qarxiyo ama looga hortago waxa loo yaqaano (IEDs).

“Farqiga waa application iyo xirfadaha ay barteeb inta tababarta socday” sidaasi waxa ayiri Captain Apunza oo ka tirsan ciidamada Kenya.

Qaraxyada lagu geysto  (IEDs) waa khatar ay ka sheegtaan ciidamada AMISOM ee dagaalka kula jira Al-shabaab.

Goobjoog News