U bood dhigaalka

Ururka Dhakhaatiirta Oo Ku Baaqay In La Qaato Talaalka Corona Virus

Sheeko:Baarlamaanka
Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay qaadashada Talaalka Corona Virus oo dhawaan dalka soo gaaray.
Dhaqaatirta ayaa sheegay in maadama Cudurka uu soo laba kacleeyay loo bahan yahay in laga hor tago Qatarta uu ku faafi karo Xanuunka.
War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Dhakhaatiirta ayaa sidoo kale lagu sheegay in Ururka uu bilaabay wacyi gelinta xanuunka .
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed