U bood dhigaalka

Ururka Haweenka Aqalka Sare oo Doortay Guddoon cusub

Sheeko:Dalka

Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Murashaxiinta Ku guuleeystay Xilika kala duwan ee loo tartamay ayaa kala ah sida hoos ku xusan:

Guddomiyaha Ururka ayaa loodoortay:
Senator Jawahir Axmed Cilmi

Guddomiyaha Ku -Xigeen Ururka ayaa loodoortay:

Senator Fadumo Xasan Aadan Gariyow

Guddomiyaha Ku -Xigeen Ururka ayaa loodoortay:
Senator Nuura Faarax Jamac

Xog-hayaha Ururka waxaa u tarmay:
Senator Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama.

Khasnajiga Ururka ayaa loodoortay:
Samsam Ibraahim Cali.